ufuqgis.com

5.00
(1 Rating)

Introduction to ArcGIS Pro (Af Soomaali)

Categories: ArcGIS Pro
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

ArcGIS Pro Full Beginner Course 

Koorsadani waxay u dhisan tahay qof kasta oo bilow ah oo raba inuu barto GIS iyo sida ArcGISPro looga isticmaali iyadoo ay wadato sharaxaad nidaamsan oo la fahmi karo.

Waxaad ku bilaabi doontaa aasaaska (hordhac, Muuqaalka/interface, projects iyo xog gelin), kadib waxaad u gudbi doontaa xirfadaha muhiimka ah ee GIS sida Geodatabases iyo Selection. Markaas waxaad baran doontaa sida Maababka loo habeeyo sida Midabaynta (Symbology), Magac ku qorida (Labels) iyo sida loo sameeyo Layout. Ugu dambayn, waxaad ku tababaran doontaa falanqaynta GISka (GIS Analysis) ee ugu isticmaalka badan (Geoprocessing & Analysis) sida Buffer, Clip, NDVI, Fishnet iyo Zonal Statistics.

 

Show More

What Will You Learn?

  • Fahanto fikradaha aasaasiga ah ee GIS iyo ujeedkooda
  • Si sax ah u isticmaasho ArcGIS Pro (interface & navigation)
  • Abuurto oo maamusho ArcGIS Pro Projects
  • Xog ku darto ArcGIS Pro (layers/data) oo aad si habaysan u kala dhigto
  • Fahanto oo isticmaasho Attribute Tables (akhris, sifayn, xog-falanqayn)
  • Sameyso oo maamusho Geodatabase, Feature Dataset, iyo xogaha gudaha
  • Sameyso Doorashooyin (Selection): manual, attributes, iyo location
  • Qurxiso Maabka adigoo adeegsanaya Symbology iyo Labeling
  • Dhisto Map Layout, ku darto layout elements, kadibna ku kaydsato khariidado (Export Maps)
  • Fuliso falanqayn GIS: Buffer, Clipping, NDVI, Fishnet Grids, Zonal Statistics

Course Content

Introduction
Qaybtan waxaad ku baran doontaa GIS wuxuu yahay, wuxuu ka koobanyahay iyo sharaxaad kooban oo ku saabsan xogta GISka.

  • Introduction (Horudhac)
    07:46
  • Horudhaca ArcGIS Pro (Introduction to ArcGIS Pro)
    05:30
  • Xogta Koorsada
  • ArcGIS Pro Projects
    09:17
  • Sida xog loogu daro ArcGIS Pro
    08:54
  • Attribute Tables
    08:33
  • Quiz 1

Geodatabases & Selection
Cutubkan waxaan ku arki doontaa Geodatabase wuxuu yahay, sida loo sameeyo iyo qaabka aad wax u dooran kartid (Selection)

Symbology, Labeling and Layouts
Waxaan ku baran doonna cutubkaan sumadaynta iyo qaabaynta maababka. Sidoo kale waxaad arki doonta sida aad u samayn kartid maab PDF ama masawir ah.

Geoprocessing & Analysis
Waa cutub ku sharxaayo Taxliilinta GISka (GIS Analysis)

Gunaanadka (Conclusion)

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
1 Rating
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
This ArcGIS course was practical and well structured. I learned how to work with vector and raster data, apply symbology and labeling, and design complete map layouts with all required elements.
I also gained hands on experience with geoprocessing tools such as Clip, Buffer and NDVI, and learned how to create geodatabases, feature classes, and feature datasets. the course significantly improved my GIS and spatial analysis skills. Big thanks to my teacher Ustaad Abdishakur.

Want to receive push notifications for all major on-site activities?